Madaxweynaha cusub ee Liberiya oo berri hogaanka la wareegaya
Haweeneydii ugu horeysay ee xilka madaxtinimo ee Liberiya loo doortay Ellen Johnson Sirleaf ayaa lagu wadaa in berri oo isniin ah ay talada wadankaasi ku wareejiso cayaaryahaankii hore ee ku guuleystay doorashadii madaxweynanimo George Weah.
Haweeneydan oo dalkasi hogaamineysay 12-kii sano ee la soo dhaafay ayaa noqonaysa midii ugu horeysay ee ka soo jeedo qaarada Afrika ee xilkaasi qabato.
Waxay xilka warejineysa xili Liberiya ay ka soo kabaneysa dagaalo sokeeyo oo ay ku dhinteen ugu yaraan 250,000 oo qof.
Haweeneydan ayaa lagu xasuustaa inay wadankeeda nabad ku soo dabaashay oo ayna soo jiidatay deeq bixiyaasha caalamka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *