Baska shirkada Alma oo ku gadoomay Tuulada Bangal

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Garissa ayaa sheegaya in baska shirkada Alma ee 1-dii duhurnimo ee maanta ka baxay Nairobi uu ku gadoomay agagaarka Bangal kadib markii cag ama taayar uu dilaacay.
Waxaa jiro dhaawac aan tiro ahaan la caddeyn in kasto wax dhimasho ah aan weli la soo sheegin.
Wixii faahfaahin oo ku soo kordha dib ayaan idinkala socodsiin doonaa.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *