Ciidamo ka tirsan dowladda Somalia oo la wareegay Amniga Xarunta maamulka gobolka Banaadir

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa si buuxda u la wareegay xalay Ammaanka xarunta dowladaha Hoose ee Muqdisho ka dib markii la sheegay in halkaasi lagu doortay Gudoomiye Taabid Cabdi.
Ciidamada xaruntan ilaaliya ayaa ah kuwa ka tirsan booliska Somalia, kuwaasi oo si sharciyeysan kaga howlgala halkaasi tani iyo markii maamulka Gobolka Banadir loo diibay Thaabit Cabdi.
Booliska ayaa xaruntaasi si aad ah u adkeeyay, waxaana halkaasi ku sugan ciidamada nabad sugida Somalia.
Arrintaan ayaa kusoo beegmaysa xilli Madaxweyne Farmaajo uu Magacaabay maamulka gobolka Banaadir.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *