DHAGEYSO Nin isugu yeero wasiirka la dagaalanka huurada oo caday ku iibiyo Wajeer

Xussein Cali Geedi waa ninka keliya ee magaalada wajeer ku iibiyo rumayga ama cadayga .
Waxaa uu isugu yeeraa wasiirka la dagaalanka huurada, waxuuna caaan ka noqday waayahan danbe meelaha dadku iskugu yimaadaan.
Wariyahayaga ismaamulkasi Wajeer Xassan Mukhtar Axmad ayaa la kulmay isagoo ku guda jiro shaqadiisa caadiga ah.
Waxaa uu ugu horeyn faahfaahin ka bixinaya ganacsiga uu ku hawlanyahay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *