DHAGEYSO Tirada caruurtii ku dhimatay degaanka Banisa oo sara u kacday

Waxaa sara u sii kacday tirada caruurtii shalay ku dhimatay tuulada emole oo katirsan magaalada baanisa ee ismaamulka mandera kadib markii ay waxyeelo ka soo gaareen walxaha qarxo
Ilaa iyo hada waxaa dhacdadaasi ku dhintay 6 cariir ah oo isgu jiro gabdho iyo wiilal.
Wakiil wareedka warbaahinta star ee ismaamulka Mandheera Maxamuud Maxamad Sheekh Lafageri ayaa goor sii horeysay khadka talefoonka iigu waramay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *