Real Madrid oo guul soo labasha leh gaartay

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gool looga naxsaday qeybta hore ka soo laabtay waxaana ay ku adkaatay 7-1 kulan ka tirsan horyaalka La Liga oo haatan ku soo dhammaaday garoonkeeda Santiago Bernabeu.

Deportivo La Coruna oo marti u ah Los Blancos ayaa goolka la horreysay, waxaana 23’daqiiqo u dhaliyey Adrian Lopez, kaddib markii uu si fudud u dhammaystiray baas caawin ah oo uu ka helay saaxiibkiisa Lucas Perez, Kulanka ayaana Real Madrid lagu hoggaamiyey 1-0.

Inii lagu guda jiray qeybti hore Real Madrid ayaa ka soo laabatay goolkaas lagu hoggaamiyey, waxaana goolka barbaraha u dhaliyey 32’daqiiqo Nacho Fernandez, kaddib baas hagaagsan oo uu ka helay Marcelo, isagoo ku jira xerada ganaaxa kulanka ayaana sidaas ku noqday barbaro 1-1.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *