Posted in WARARKA

Ciidamada Turkiga oo la wareegay qeybo ka mid ah dalka Suuriya

Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Waqooyiga Suuriya, sida ay ku warrantay warbaahinta dalka Turkiga. Turkiga ayaa maalinkii saddexaad waxay wadaan duullaan…

Posted in WARARKA

Hal qof oo ku dhintay dibadbaxyo ka dhacay tuulada Njukini ee ismaamulka Taita Taveta

Wiil 15 jir ah ayaa maanta lagu toogtay tuulada Njukini ee ismaamulka Taita Taveta ka dib markii uu halkaasi ka dhacay dibadbaxyo 8 qof oo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wasirka Dhulka iyo adega guud ee Garissa Maxamad Shaale oo baaq u diray dadka ku nool ismaamulka Garissa

Wasirka Dhulka iyo adega guud e ismaamul goboledka Garissa Maxamad Shaale ayaa ugu baaqay dadka ku nool magalada Garissa in dawlada ay kala shaqeeyaan arimaha…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Star Dooda Furan 22-01-2017

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/kulanka-star22-01-2018.mp3
Posted in WARARKA

Xarumaha caafimaadka oo looga digay inay daweyaan xubnaha Al-shabaab

Xarumaha caafimaadka ee ku yaalo ismaamulada kala ah Lamu, Garissa iyo Tana River ayaa looga digay inay daweyaan ama wax daryeel oo caafimaadka la xariira…

Posted in WARARKA

Shaqa joojin looga dhawaaqay Gaza ee dalka Falastiin

Shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee dalka Falastiin gaar ahaan Gaza ayaa ku dhawaaqay shaqa joojin. Waxay ay ka dhawajiyeen inay cabasho ka muujinayaan…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Somaliland oo baaq u diray Beelaha ku dagaallamaya Sanaag

Madaxweynaha Somaliland ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha Dagaalku Ku Dhexmaray Degaanka Ceel-afweyn Ee Gobolka Sanaag . Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka…

Posted in WARARKA

Afhayeenka dowlada oo sheegay in madaxda Nasa aanan lagu dhaarin Karin fagaaraha Uhuru Park

Iyadoo maalmo kooban ay inaga xigaan maalinta la qorsheeyay in hogaanka dalka loo dhaariyo madaxda ugu sareya mucaaradka Nasa ee kala ah Raila Odinga iyo…

Posted in CIYAARAHA

ALEXIS SANCHEZ oo gaaray Magaalada Manchester

Sanchez ayaa u duulay Manchester shalay oo axad aheyd isagoo diyaarad gaar ah lagu qaaday, waxaana uu maray tijaabada caafimaadka sida wararka lagu sheegay. Waxa…

Posted in CIYAARAHA

Barcelona oo guul ka gaartay kooxda Real Betis

Kooxda Barcelona ayaa gaartay guul muhiim ah, waxeyna sare u qaaday dhibcahii hogaanka La Liga madama ay xasuuqeen Real Betis. Kooxda ayaana ka faa’ideystay lugooyadii…