Shaqa joojin looga dhawaaqay Gaza ee dalka Falastiin

Shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee dalka Falastiin gaar ahaan Gaza ayaa ku dhawaaqay shaqa joojin.
Waxay ay ka dhawajiyeen inay cabasho ka muujinayaan xalaadaha noolaleed ee aanan wanaagsaneyn.
Bayaan uu soo saaray ururka ganacsatada ee Gaza ayaa lagu sheegay in shaqa joojinta ay soconaysa mudo 6 saacadood ah.
Waxaa bayaankaasi lagu sheegay in dhaqaalaha Falastiin uu soo gaaray hoos u dhac walaac laga muujinaya.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *