Afahayeenkii booliska oo laga dhigay agaasimaha isgaarsiinta

Afhayeenkii booliska Charles Owino ayaa la dalacsiiyay oo laga dhigay agaasimaha isgaarsiinta ee waaxda qaran ee adeega booliska.
Waxaan horay xilkaasi u hayay agaasimaha cusub ee waaxda dambi barista ee dalka George Kinoti
Xilkii uu hayay Charles Owino ayaa waxaa buuxinaya Maxwell Agoro
Ku xigeenka cusub ee abaanduulaha booliska ayaa ah Edward Mbugua halka Nuur Gabow uu yahay ku xigeenka abaanduulaha booliska ee booliska maamulka qaabilsan ee loo yaqaano AP-da.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *