DHAGEYSO Farmajo oo garoonka Cadaado kulan Dag dag ah Kula qaatay odayaasha dhaqanka

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa garoonka Cadaado kulan Dag dag ah Kula qaatay odayaasha dhaqanka degmadaasi iyado degmada cadaado loo magacaabay xarunta Baarlamaanka Galmudug.
Waxaa sido kale la soo afjaray Khilaafkii ka dhex jiray wax garadka degmadaasi

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *