Posted in WARARKA

Madaxweynaha wadanka Turkiga oo sheegay in la balaarin doono hawlgalada ka socdaa Suutiyaa

Madaxweynaha wadanka Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in militiriga Turkiga ay sii balaarin doonaan hawlgalada ay ka wadaan goobaha ay ku suganyihiin Kurdiyiinta ee…

Posted in WARARKA

3 qof oo ku dhimatay qarax maanta ka dhacay dalka Afgaanistaan

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay weerar maanta ka dhacay bannaanka xafiiska bay’adda caalamiga ee badbaadada caruurta ee Save the Children ee magaalada Jalalabad…

Posted in WARARKA

3 qof oo ku dhimatay shil maanta ka dhacay tuulada Kachoki ee ismaamulka Kisumu

Saddax qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo maanta ka dhacay tuulada Kachoki ee ismaamulka Kisumu. Shilkaasi ayaa waxaa sido kale ku dhaawacantay 5 qof…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo gaaray Degmada Bardaalle

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa Degmada Bardaalle ee G,Baay oo dhawaan loo dhisay Gole Deegaan. Madaxweynaha oo ay wehliyeen wafdi heer federal ah ayaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Baarlamaanka Mandera oo ka jawaabay eedeyn uga Timid Xeer ilaaliyaha guud ee dalka

Baarlamaanka Mandheera ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid Xeer ilaaliyaha guud ee Kenya oo aheyd in Baarlamaanka Mandheera uu Meel mariyay qaraar qeyb ka noqonaya…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ururka NASA oo ku adkeysanayaa in la dhaarin doono Raila Omolo Odinga in Mohamed Abduba Diida oo ku taagersan

Ururka Nasa ayaa ku dhawaaqay in Hogaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga Xilka Madaxweynaha loo caleema saari doono sodonka Bishan oo ku beegan talaadada. Xubnaha qaban qaabada…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Star Arrimaha Haweenka 24-01-2018

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee Star Fm 24-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/NEWS-24-01-2018-13-30.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Subaxnimo ee Star fm 24-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/NEWS-24-01-2018-08-00.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hogganka Star Arrimaha Gobolka Waqoyi Bari 24-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/HOGANKA-STAR-24-01-2018.mp3