DHAGEYSO Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo gaaray Degmada Bardaalle

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa Degmada Bardaalle ee G,Baay oo dhawaan loo dhisay Gole Deegaan.
Madaxweynaha oo ay wehliyeen wafdi heer federal ah ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhoweynayo Maamulka cusub ee Berdaale.
Warkani oo faah faahsan waxaa inoo soo diray C,qaadir Maxamed Xuseen.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *