Ciidamada Ciraaq oo hawlgalo ka bilaabay gobolka bari ee Diyala

Ciidamadda Militiriga ee wadanka Ciraaq ayaa bilaabay hawlgalo ka dhan ah kooxda Daacish oo looga saarayo gobolka Diyala.
Militiriga Ciraaq oo taagero ka helyaa dagaalyahanada Hashd al-Shaabi ayaa hawlgalo balaaran waxaa ay ka bilaabeen gobolka ay kooxda Daacish ku suganyihiin ee Diyala oo 60 kiiloomitir u jirta waqooyiga magaalada Baqubah.
Bishii Disembar ee sanadkii hore ayay ahayd markii ay saraakiisha Ciraaq ku dhawaaqeen in ay ka guulaysteen kooxda Daacish.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *