DHAGEYSO odayasha Koonfurta Wajeer oo baaq udiray madaxweyne Uhuru

Odayaal iyo cuqaal kasoo jeeda deegaaanka Koonfurta Wajeer oo maanta shir saxaafadeed kuqabtay magaalada wajir ayaa madaxwaynaha dalka uhuru kenyatta ka codsaday in uu dib xilkeeda ugu soo celiyo FADUMA Abdi HIRSI oo ahayd xoghaya waaxda dalxiiska dalka
baaqan odayaasha iyo wax garadkan ayaa imanaaya maalin un kadib markii uu madaxweynuhu soo magacaabay wasiiro Cusub .

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *