Jaamacadda Presbyterian ee Bariga Afrika oo qorsheyneysaa in ay ka hortagto amarka lagu xirayo

Jaamacadda Presbyterian ee qeybteeda Bariga Afrika ayaa qorsheyneysa in ay ka hortagto amarka lagu doonayo in albaabada la isugu dhufto Jaamacadaasi.
Wasiirkii hore ee waxbarashada dalka ayaa inta aan xilka laga wareejin loo gudbiyay warbixin lagu xirayo Jaamacadda Presbyterian Bariga Afrika.
Maamulka ,Shaqaala iyo ardayda Jaamacadaasi ayaa sheegay in ay raadin doonaan amar maxkamadeed si aan leesinka waxbarashada loogaga laabanin Jaamacada.
Arday Jaamacada Presbyterian ayaa loogu baaqay inay sii wataan waxbarashada in laga gaarayo xal kama dambeys ah .
Shaqaalaha jaamacaadasi ayaa la sheegay inaysan helin wax muushaar ah labadii sano ee la soo dhaafay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *