Yvonne Wamalwa oo meydkeedu la aasayo isbuuca danbe

Xaaskii madaxweyne ku xigeenki hore ee dalka Kijana Wamalwa ayaa lagu wadaa in maalinta Sabtida ee toddobaadka danbe lagu aaso magaalada Kitale.
Gudiga qabanqaabada ee aaska Yvonne Wamalwa ayaa sheegay in maalinta qamiista ah meydkeeda loo duulin doono gurikeeda oo ku yaala magaalada Kitale.
Xaaski madaxweyne ku xigeenki hore ee dalka Kijana Wamalwa ayaa hadda meykeedu waxaa uu yaala isbitaalka Lee ee magaaladan Nairobi.
Waxaana lagu wadaa in lagu aaso mel u dhaw halka uu ku aasanyahay ninkeeda

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *