Golaha imaamyada ee CIPK oo soo dhaweeyay golaha wasiirada ee madaxweyne Kenyatta

Golaha imaamyada iyo ducaadda dalka ee CIPK ayaa soo dhaweeyay golaha wasiirada ee uu dhameystiray madaxweynaha dalka.
Madaxda kala duwan iyo shacabka ayay ugu baqeen inay ku dadalaan ka shaqeynta midnimada iyo wadajirka.
Xoghayaha guud ee golaha CIPK Sheekh Maxamad Khalifa ayaa sheegay in golaha wasiirada ee uu Mr. Kenyatta soo magacaabay uu ahaa mid loo wada dhanyahay marka la eego sarakiisha uu ka soo xushay gobolada kala duwan ee dalka.
Mr. Kenyatta ayuu xoghayaha uga mahadceliyay inuu golihiisa wasiirada ku so daray 4 wasiir oo muslimiin ah sida Amina Maxamad ,Mr Najib Balala ,Adan Maxamad iyo Rashid Maxamad Achesa oo loo diibay wasaarada cayaaraha iyo hidaha.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *