Shirka dhalinyarada qurbajoogta Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Alexandria ee gobolka Virginia

Shirka dhallinyarada qurba joobgta soomaaliyeed oo ah mid la qabto sanad waliba ayaa ka dhacay gobolka Virhinia ee Maraykanka.
waxaa sanadkii tobnaad ka soo qeybgalay dhalinyaro qurba joog ah oo ka kala yimid gobolada dalkan Mareykanka iyo Canada.
Waxaa soo abaabulay Hay’ada Adar Foundation oo ah Hay’ad u dhaq dhaqaaqda arimaha Bulshada ,iyadoo Sanadkaan looga hadlayay arimaha Xagjirka, Muslim nacaybka, Cudurada dhimirka, Xuquuul insaanka iyo kuwa kale oo badan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *