Posted in WARARKA

Mucaaradka Masar oo ku baaqay in la qaadhaco doorashada ka dhaceysa dalkaasi

Mucaradka dalka Masar oo ay ka mid yihiin siyaasiyiin horay loolan u galay xilka madaxtinimo ee wadankaasi ayaa ku baaqay in la qaadhaco doorashada lagu…

Posted in WARARKA

Maamulka Galmudug oo sheegay in gacanta ku soo dhigeen Maleeshiyaad dhaca ka geystay Deegaanad Galmudug

Ciidamada NISA iyo Booliiska Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Maleeshiyaad gaadiid ka dhacay deegaanada Maamulka galmudug. Taliye ku xigeenka Saldhiga dagmaada Cadaado ayaa sheegay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxa fulinta ee Nasa oo sheegay inaysan Raila ku dhaarin doonin meel aanan ahayn beerta Uhuru Park

Urur weynaha mucaaradka ee Nasa aya weli ku adkeysanaya in berri oo talaado ah taarikhduna ay ku beegantahay 30-ka bisha janaayo la dhaarinayo Raila Odinga…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Isku duwaha amaanka ee gobolka waqooyi bari oo ka hadlay derbiga kala qeybinaya beledxawo iyo Mandhera

Isku duwaha amaanka ee gobolka waqooyi bari Kenya Ambasadoor Maxamuud Salaax ayaa sheegay in tan iyo markii la bilaabay dhisidda darbiga kala qeybinaya degmada Beledxaawo…

Posted in CIYAARAHA

Valverde Oo Xalay Jabiyay Rikoorkii Guulaha Xiriirka Ahaa Ee Guardiola

Barcelona ayaa guul rafaad badan ka heshay kooxda Alaves xalay, iyadoo laba goolal oo ay kala dhaliyeen Luis Suarez iyo Lionel Messi keentay in rikoorka…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha Ganacsiga 29-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/Madasha-29-01-2018.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka Star Arrimaha Kenya 29-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/HOGANKA-STAR-29-01-2018.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Xubinta Xikmada ee Satar Fm 29-01-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/01/XUBINTA-XIKMADA-29-JAN-2018.mp3
Posted in WARARKA

ISIS oo sheegatay mas’uuliyada weerar lagu qaaday xarun lagu tababaro militariga Afghanistan

Kooxda la magacbaxday khilaafada islaamiga ee ISIS ayaa sheegatay mas’uuliyada weerar saaka lagu qaaday xarun lagu tababaro ciidamada militariga ee dalka Afghanistan oo ilaa iyo…

Posted in WARARKA

Qoysas dhowr ah oo hooy la’aan noqday kadib markii uu dab ka kacay xaafad ka tirsan degaanka Langata

Seddex qof ayaa ilaa iyo hada la xaqiijiyay inay ku dhinteen dab xalay ka kacay xaafad ku taalo degaanka Langata ee Nairobi sida laga soo…