DHAGEYSO Burburka qoyska oo la sheegaya inuu ku soo badanaya Magaalada wajeer

Magaalada wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya waxaa ku baddan dumar da’doodu u dhaxayso 20 ilaa iyo 30 sano oo uu saameeyay burbur dhanka qoyska ah .
Arintan ayaa waxyaabaha loo aaneynaya waxaa ka mid ah maciishada oo qaali ah iyo isticmaalka qaadka.
Wakiil wareedka warbaahinta star ee ismaamulka Wajeer Xassan Mukhtar Axmad ayaa faahfaahinta qodobkaasi inoo soo diray

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *