Maamulka Galmudug oo sheegay in gacanta ku soo dhigeen Maleeshiyaad dhaca ka geystay Deegaanad Galmudug

Ciidamada NISA iyo Booliiska Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Maleeshiyaad gaadiid ka dhacay deegaanada Maamulka galmudug.
Taliye ku xigeenka Saldhiga dagmaada Cadaado ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen maleeshiyaad dhaca ka geystay intaa u dhexaysaya Cadaado iy Cabudwaaq oo ka tirsaan deegaanada Galmudug.
Cumar Macalin Cali taliyaha saldhiga dagmaada cadaado ayaa sheegay in raga gacanta lagu soo dhigay ay u gudbiyen saldhiga dagmaada cadaado lagulana xisabtami doona falaal amaan daro oo ay ka wadeen deegaanada Maamulka Galmudug.
sido kale waxa u sheegay in lagu daba jiro mid kamid ah ragsi gestay dhaca kana baxasaday goobta laamaaha amniguna ay badi goobayaan sidi gacanta logu soo dhigi laha.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *