Mucaaradka Masar oo ku baaqay in la qaadhaco doorashada ka dhaceysa dalkaasi

Mucaradka dalka Masar oo ay ka mid yihiin siyaasiyiin horay loolan u galay xilka madaxtinimo ee wadankaasi ayaa ku baaqay in la qaadhaco doorashada lagu wado inay qabstoonto bisha seddexaad ee sanadkan.
Murashaxii madaxweyne ee sanadkii 2012-kii Cabdel Moneim Aboul Fotuux, iyo Maxamad Anwar Sadat oo hada loolanka ku jiro ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan arrinkaasi ku aadan.
Waxay labaduba ka dhawajiyeen in doorashada xita iyadoo aanan la qaban aanan lagu kalsoonaan Karin.
Tagerayaashooda ayay u soo jeediyeen inay codeynta ka qeyb gelin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *