Posted in WARARKA

Dowladda oo liiska dambiilayaasha ku dartay dhaqdhaqaaqa loogu magacdaray

Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha ee dalka Dr Fred Matiangi ayaa ku dhawaaqay in ay mamnuuc dalka ka tahay Dhaqdhaqaaqa Iska Caabinta ee ay dhawaan shaaciyeen…

Posted in WARARKA

7 qof oo duqeeyn cirka ah lagu dilay Gobolka Idlib ee dalka Suriya

Ugu yaraan 7 qof ayaa la dilay halka 18 kalena la dhaawacay ka dib markii ay duqeymo cirka ah ka dhaceen gobolka Idlib ee waqooyiga …

Posted in WARARKA

Arday wax ka barataa dugsiga sare ee Jamhuri oo dacwado lagu soo oogay

Arday wax ka bartaa dugsiga sare ee Jamhuri ayaa lagu soo oogay dacwad la xariirta rabshadihii dhawaan ka dhacay skuulkaasi. Ardaydan oo fasalka afaraad ah…

Posted in WARARKA

Dagaal culus oo wali ka socdaa magaalada Cadan ee wadanka Yeman

Sarkaal sare oo ka tirsan Yemen ayaa sheegay in kooxda gooni u goosadka ah oo ay dagaalka kula jiraan ay kala wareegeen xarun muhiim ah…

Posted in WARARKA

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha Mucaarada NASA oo aan ka soo qeyb galin dhaarintii Raila Odinga

Hogaamiyaha xisbiga Wiper ahna madaxda ugu sare ee isbahaysiga NASA Kalonzo Musyoka ayaa maanta ka soo qeyb galin xafladii lagu dhaarinaye hogaamiyaha mucaarada ee Raila…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka kulanka star codka barbaarta 30-01-2018

 

Posted in WARARKA

Xildhibaan ka horyimid Xasaanad ka qaadid lagu sameeyay

Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka mid ah Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo shalay Guddoonka Baarlamaanka maamulka Jubbaland ay sheegeen in ay ka qaadeen Xasaanadda ayaa…

Posted in WARARKA

Wafdi ka socda dowladda soomaaliya   oo gaaray Jowhar

Wafdi hoggaaminaayo Wasiirka Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa goor dhow gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle. Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa ka mid…

Posted in WARARKA

Raila Odinga oo dhawaan  is dhaariyay

  Waxaa beerta xuriyada ee  Uhuru Park dhawaan isku   dhaariyay hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka Nasa Raila  Odinga Halkaasi ayaa waxaa isugu tagay  kumanaan qof oo…

Posted in CIYAARAHA

Manchester City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Neymar

Manchester City ayaa isku diyaarineysa inay Real Madrid kula tartanto xiddiga kooxda PSG ee dalka France Neymar. Wargeyska Marca ayaa sheegay in City ay diyaar…