Xildhibaan TJ Kajwanga oo la qabtay

Xildhibaanka Ruaraka TJ Kajwanga oo ka mid ah qareenada Raila odinga la joogay markuu is dhaarinaye ayaa la qabtay
Xildhibanka waxaa lagu qabtay bannanka maxkamada Milimani ee MgaladaTANI Nairobi,Waxaana qabtay saraakiisha booliiska aan dareeska rasmiga ah sidanin.
Kajwang ayaa markii uu Raila is dhaarinayay xirna dareeska lagu aqoonsado garsoorayaasha.

Xildhibaanka Ruarka ayaa xiligi uu ku sugnaa Maxkamada Milimani ee magaaladatan Nairobii u doodayay xildhibaan u gudbiyay maxkamada dacwad ka dhan ah gudiga mushaaraadka ee SRC oo horay u sheegtay inay muushaaraadka ka dhimaayso shaqaalaha dowlada.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *