DHAGEYSO Xerada IFO 1 oo uu maanta tirakoob ka bilaabanaya

Waxaa maanta lagu wadaa in xerada IFO 1 oo ka mid ah xerooyinka qaxootiga ee dhadhaab uu ka bilowdo tirakob lagu ogaanayo tirada saxda ah ee dadka xeradaasi ku nool waxaana tirakobkan oo labadii sanaba mar la qabto gar wadeen ka ah hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR.
Mowlid Dugsiiye Xirsi waa kuxigeenka madaxa xafiiiska hay,ada UNHCR ee xeryaha IFO1 iyo IFO2 waxaa una ka warbixiyay qabka uu u dhacayo tirakoobkan iyo waxyaabaha la isaga baahanyahay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *