Giroud oo dhameystiray ku biiritaanka Chelsea

Olivier Giroud ayaa dhameytiray ku biiritaanka Chelsea maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga ciyartoyda, waana xidigii labaad oo darajo sare ah kana taga Gunners ee ku biira kooxaha waaweyn ee horyaalka Premier League kadib Alexis Sanchez.
Weeraryahanka reer France wuxuu saxiixay heshiis 18-bilood ah, wuxuuna ku tagay garoonka Stamford Bridge aduun dhan 18 Malyan oo Pound.
Olivier Giroud waa xidiga kaliya ee todobaadkaan laba guuldaro qaatay laba habeen oo isku xigta, maadaama uu 3-1 guuldaro ah la qaatay Arsenal, sidoo kalana 3-0 guuldaro ah la qaatay Chelsea.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *