Maalinta caalamka ee xijaabka oo la xusayo

Waxaa maanta caalamka laga xusayaa maalinta xijaabka oo markii ugu horeysay la maamuusay sanadkii 2013-kii.
Maalintan ayaa la xusaa sanad kasta taarikhdd marka ay ku beegantaahy 1-da bisha labaad ee Febraayo waxaana laga xusaa ugu yaraan 140 wadan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *