Nin 11 sano ka dib iska jaray timo rasta ah uu isku dhajiyay

Ganacsade ka soo jeedo ismaamulka Siaya oo lagu magacaabo David Oguyo ayaa shalay iska tuuray timaha loo yaqaano Dreadlocks ama rastaha oo uu sameystay 11 sano ka hor.
Ninkan oo 47 sano jir ayaa 2007-dii sheegay inuu ka xumaaday guushii Raila oo sida uu hadalka u dhigay laga xaday.
Waxaa uuna wacad ku maray inuu timahaasi lahaanaya ilaa iyo inta Raila ay guul uga soo hooyaneyso.
Dhaarintii talaadadii ee Raila ayuu guul ku tilmaamay shalay ayuuna mowqifkiisi bedelay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *