Arday lagu kufsaday magaalada Embu

Shan arday ah ayaa la dhigay isbitaalka ku yaala magaalada Embu ka dib markii ay kufsadeen kooxo burcad ah oo soo weerartay.
Ardaydani ayaa lagu weeraray huteel ku yaala magaalada Embu .
Taliyaha Booliska ee ismaamulka Embu Nelson Okioga oo uu la socday madaxa ciidamada galbeedka Embu Esther Muhuro ayaa gaaray halkiiay burcada ku kufsdeen gabdhaha ardayda ahaa waxaa ayna sheegeen in ay baaritaano bilaabeen.
Dhibanayaasha ayaa warbaahinta u sheegay inta aysan burcada faraxumeyn ay ka dalbadeen lacag iyo qalab kale oo qiimo leh

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *