Meydad aan la aqoonsani oo yaala isbitaalka Moi ee ismaamulka Taita Taveta

Lix iyo toban meydad ah oo aan la aqoonsanin ayaa yaala isbitaalka moi ee deegaanka Voi ismaamulka Taita Taveta.
Meydadkani ayaa la rumeysan yahay in ladilay inta aanan la geynin isbitaalka Moi sida uu sheegay agaasimaha Haki Africa Hussein Khalid .
Mr Hussein Khalid ayaa sheegay in meydadkani yaala isbitaalkaasi ay ku jiraan dad ajaanib ah oo uusan sheegin halka ay ka soo jeedaan.
Madaxa caafimaadka ee isbitaalka Moi Felix Kimotho ayaa sheegay in dadkani ay dhinteen tan iyo bishii Oct ee sanadkii ina dhaafay.
Meydadkani ayaa la sheegay in jirkoodu uuka muuqdo dhaawac lana ciijiyay tani ayaana lagu tilmaamay dil sharci daro ah.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *