DHAGEYSO Hooya Somaliyeed oo dhaqata shimbiraha

Dhageyste hadad arki jirtay somalida oo dhaqata xolaha sida geela, ariga iyo dhanka magalada sida digaaga hooyo soomaaliyeed oo ku nool xeryaha qaxotiga ee Dadaab gar ahaan xerada Xagarder ayaa mudo 5 sano ka hor ah bilowday dhaqashada shinbir qolayda la carbiyo waxayna ku faraxsan tahay xanaaneynteeda
mohamed baaruud Hussein ayaa warbixin gaar ah oo arinkaas ku saabsan inoo diyariyay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *