Ntv iyo Ktn oo hawada dib ugu soo laabtay ka dib mudo 7 maalmood ah oo ay xirnaayeen

Dowladda ayaa dib hawada ugu soo celisay qar ka mid talafishanadii xirnaa mudo 7 maalmood ah.
Waxaa ay dowladda hawada dib ugu soo celisay Ntv iyo Ktn waxaana wali xiran Citizen iyo Inooro oo an wali dib loo furin.
Toddobaadkii hore ayay ahayd marki ay dowladda xirtay Citizen Ktn,Ntv iyo Inooro
Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha dalka Dr Fred Matiangi ayaa sheegay sababihi loo xiray talafishanadaasi inay ahayeen baqdin laga qabay inay tabiyaan warar kicin karaa dad weynaha maalintii uu is dhaarinayay hogaamiyaha mucaaradka ee Raila Odinga.
Ila iyo hadda lama oga sababihi aan hawada dib loogu soo celinin Talafishanada kala ah Citizen iyo Inooro

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *