DHAGEYSO Wasaradda degaanka oo sheegtay in guul laga gaaray bacdii la mamnuucay

Wasaaradda degaanka iyo kheyraadka dabiiciga ee dalka ayaa maanta ka dhawajisay in guul ay uga soo hooyatay amarkii ay ku mamnuucday isticmaalka, soo saarista iyo iibinta bacda balaastika ah.
Xoghayaha wasaaradaasi Charles Sunkuli ayaa xusay in ay boqolkiiba 80 guul ka gaareyn mamnuucida bacda hasa ahaate weli ay jiraan ganacsato yaryar oo bacda isticmaalo isagoo u diray dignin adag..
waxaa uu isdo kale sheegey in dowlada ay joojisay bacda dalka dibadiisa laga keeni jiray.
Dhanka kale xoghayaha ayaa ka dhawajiyay in dowlada ay sii wadeyso tageerada ay siiso maamulka qaran ee maareynta degaanka ee Nema.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *