Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Star Cayaaraha 10-02-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/02/Kulanka-Star-1002-2018.mp3
Posted in WARARKA

Tanazania oo isaga baxday barnaamijyada qaxootiga ee qaramada midoobay

Madaxweynaha dalka Tanzania John Maghufuli ayaa shaaciyay in dowlladiisa ay isaga baxday barnamijka qaramada midoobay ee Qaxootiga. Madaxweyne Maghufuli ayaago’aankan shaaca kaga qaaday xili uu…

Posted in WARARKA

Hoggamiyaha Kuuriyada Woqooyi oo casuumay Madaxweynaha Kuuriyada Konfureed.

Hoggamiayaha KuuriyadaWoqooyi Kim Jong-un ayaa ku casuumay madaxweynaha Kuuriyada Konfureed Moon Jae -In inuu soo booqdo Pyonyang Kim Eui-kyeom, oo ah afhayeenka madaxweynaha Kuuriyada Konfureed…

Posted in WARARKA

Maamulka gobolka Banadir oo gudi u xil saaray barakacayaasha xoogga looga saaray KM 13.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddi baaritaan u saaray kiiska dad barakacayaal ah oo dhammaadkii sanadkii…

Posted in WARARKA

DHAGEEYSO Ciidamada badda Soomaaliya oo u dabaal dagay sanad guuradii 53-aad

Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa Maanta u dabaal dagay sanad guuradii 53aad ee kasoo wareegatay markii la asaasay 65 Sano ka hor. Waxa xaflada ka qayb…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Guddomiyaha Tharaka Nithi oo wada hadal ugu yeeraya Raila iyo Uhuru.

Gavanaha Ismaamulka Tharaka Nithi Muthomi Njuki ayaa doonaya in madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta iyo hoggamiyaha mucaaradka dalka Raila Odinga ay wada hadlaan. Guddomiyaha ayaa xusay…

Posted in WARARKA

Hoggamiyaha mucaaradka oo ku eedeeyay in Jubilee ay ku xadgudubtay xuquuda aadanaha.

Hoggamiyaha Mucaaradka Nasa Raila Odinga ayaa dhaleeceyn dusha kala dhacay maamulka Jubilee,Waxa uu ku tilmaamay in lagu xad gudbay dasturrka dalka u dajisan iyo xaquuqda…

Posted in WARARKA

Madaxa cadaalada ee dalka oo kormeer shaqo ku tagayaa gobolada Galbeed ee dalka iyo Nyanza

Madaxa cadaalada ee dalka David Maraga ayaa socdaal laba maalmood ah kumarayaa gobolada galbeed ee dalka iyo Nyaza . Madaxa cadaalada ee dalka ayaa kormeer…

Posted in WARARKA

Nin fariin hanjabaad ah u diray Xoghayaha Xisbiga Jublee oo damiin lacageed lagu sii daayay

Nin fariin hanjabaad ah u diray xoghaya guud ee xisbiga Jublee Raphael Tuji ayaa maxkamada ku sii deysay damiin lacageed oo gaaraysaa 100,000 oo shilinka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Hal qof oo ku dhintay shil ka dhacay wadad isku xirta Embu iyo Kirinyaga

Hal qof ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhintay shil ka dhacay wadada isku xirtaa Embu iyo ismaamulka Kirinyaaga. Qofka shilkaasi ku dhintay ayaa kaxeynayay…