Hogaamiyaasha garabka mucaaradka oo kulamo yeelanayaa isbuucan

Hogaamiyaasha garabka Mucaaradka ee NASA ayaa sheegay inay kulamo yeelan doonaan maalinta isniinta iyo talaadad iyagoona sheegay inay ka wada hadli doonaan xaaladaha ka jiraa ee dalka.
Hogaamiyaasha mucaaradka ayaa sheegay inay mar walba diyaar u yihiin in ay sameeyaan wax walbo oo ay doonayaan taagerayaashooda.
Kulankan ay isugu yimaanayaan hogaamiyaasha NASA ayaa imaanayaa ka dib markii uu 30-kii bishi hore is dhaariyay hogaamiyaha mucaaradka ee Raila Odinga.
Hase ahaate qar ka mid ah madaxda sare ee NASA ayaa ka soo qeyb galin dhaarinta Mr Odinga.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *