Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay inaan laga wada xaajoon Karin Falastiin

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ku nuuxnuuxsday in arrinta ku aadan Falastiin aanan la soo dhigi Karin miiska wadahadalka.
Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo Trump uu horay magaalada Quddus ee Falastiin ugu aqoonsaday inay tahay caasimadda Israa’iil taasi oo ay ka dhalatay cambareyn iyo dibadbaxyo ka dhacay dalalka islaamka.
Hoggaamiyaha ugu sareeya ee Maraykanka ayaa wargeyska lagu magacaabo Hayom u sheegay inuu taageri doono waxyaabaha ay soo jeediyaan Israa’iil iyo Falastiin in kastoo uu weli ku adkeysanaya in Quddus ay magaala madax u tahay Israa’iil.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *