Posted in WARARKA

WAR DEG DEG AH Hogamiyaha mucardka Zimbabwe oo geeriyooday

Hogamiya mucaradka dalka Zimbabwe Morgan Tsvangirai ayaa geeriyooday, wuxuuna ku geeriyooday da’ada 65 jir sida ay shegeen qaar kamid ah sarakiisha xisbigiisa. ZimElias Mudzuri oo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Isqabqabsi iyo gacan ka hadal maanta hareeyay golaha hoose ee Baarlamaanka Wajeer.

Isqabqabsi iyo gacan ka hadal ayaa maanta hareeyay golaha hoose Baarlamaanka ee ismamaulka Wajeer. Arrintani ayaa waxaa ka hadlay qar ka mid mudanayaasha laga soo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ciidamada booliska oo 7 qof oo burcad ah ku dilay wadada isku xirta Nakuru iyo Eldoret

Ciidamada booliska ee dalka ayaa 7 qof oo burcad ah ku dilay wadada isku xirtaa Nakuru iyo Eldoret. Burcadani ayaa la sheegay inay dhac u…

Posted in WARARKA

23 qof oo Muhaajiriin oo ku dhimatay shil ka dhacay wadanka Libya

Ugu yaraan 23 qof oo Muhaajiriin Soomaali, Eriteria iyo dalal kale isugu jira ayaa ku geeriyooday dalka Libya kadib markii Baabuur nooca xamuulka qaada ah…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Konfur Africa Jacob Zuma oo diiday inuu is casilo

Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma oo ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dalkaasi ayaa sheegay in uusan sameynin wax khalad ah, ayna jirin sabab…

Posted in WARARKA

Booliiska Koonfur Afrika oo hawlgal ka sameeyay guriga ganacsade ay saaxibbo yihiin madaxweyne Zuma

Wararka naga soo gaaraya dalka koonfur Afrika ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saaka ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee qaabilsan la tacaalidda dambiyada…

Posted in WARARKA

Maamulka bixiya leesimaha hubka oo loo magacaabay guddoomiye cusub

Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa isbedel ka dhex sameeyay waaxda dowlada dhexe u qaabilsan bixinta leesimada hubka. Dr. Matiang’I ayaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maalinta Jaceylka aduunka oo maanta la xusaya

Waxaa maanta qaar ka mid ah wadamada caalamka laga xusaya maalinta caashaqa ee loo yaqaano Valentine Day. Hadaba sideey shacabka xaafada islii ee degaanka Kamukunji…

Posted in WARARKA

Maxkamada oo laga codsaday inay meesha ka saarto amarradii loogu yeeray abaanduulaha booliska dalka

Xafiiska dacwad oogaha guud ee dalka ayaa soo saaray codsi uu u jeedinaya maxkamada sare oo uu ku doonayo inay meesha ka saarto amarro horay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Mid ka mid ah waxgaradka Mandhera oo baaq u diray golaha hoose ee ismaamulkasi

Iyadoo shalay uu si rasmi ah u furmay Kalfadhigii labaad ee golaha hoose ee ismaamulka Mandera ayaa waxaa baaq la xariira waxqabadka ,wakiilada u jeediyay…