Posted in WARARKA

Golaha wasiirada ee la ansaxiyay oo maanta la dhaarinaya

Waxaa maanta xilalkooda loo dhaarinaya sagaal wasiir oo uu soo magacaabay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta kuwaasi oo dhawaan uu ansaxiyay baarlamaanka . Wasiiradan ayaa kala…

Posted in WARARKA

Isku shaandheyn lagu sameeyay sarakiisha sar sare ee booliska

Sarakiisha sar sare ee ciidamada booliska ayaa isku shaandheyn lagu sameeyay si loo wanaajiyo tayada adeegyada loo fidiyo shacabka ee la xariira sugidda amniga iyo…

Posted in WARARKA

200,000   oo arday ah oo aanan ku biirin dugsiyada sare

Ugu yaraan   200 oo kun  oo ah arday sanadkii    tagay u fariistay  imtixaanka fasalka sideedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ayaanan weli ku biirin…

Posted in WARARKA

Ugu yaraan   3 qof oo lagu dilay ismaamulka Wajeer

Wararka naga  soo gaaraya bariga     ismaamulka wajeer ayaa sheegaya   in ugu    yaraan  3 qof   lagu dilay weerar ay  fuliyeen   koox looga shakisanyahay inay ka tirsanyihiin  …