Posted in WARARKA

3 qof oo dhimatay ka dib markii ay cuneen Hilib ee deegaanka Igambe

3 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhimatay degmada Kanuni ee koonfurta Igembe ka dib markii ay cuneen Hilib anan la baarin . Sido…

Posted in WARARKA

Xubno ka tirsan ururka NASA oo dacwad ka gudbinayaa madaxa socdaalka iyo wasiirka amniga ee dalka

7 qof oo ka mid ah xubnaha garabka mucaaradka ee Nasa ayaa dacwad ka gudbinayaa madaxa socdaalka Gordon Kihalangwa iyo wasiirka arrimaha gudaha dalka Dr…

Posted in WARARKA

Gudiga EACC oo ka shakiyay 131 bilyan oo la dhigay banki ku yaala Nakuru

Warbixin uu soo saaray guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa dalka ee EACC ayaa shaki galiyay 131 bilyan oo shilin oo la dhigay xarunta lacagaha lagu keydiyo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Taliyaasha Booliska,Nabad Sugidda iyo Asluubta Somalia oo la magacaabay

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeehsey kulan deg deg ah ayaa waxaa ay soo magacaabeen taliyaasha cusub ee Booliska,Nabadsugidda iyo Asluubta. Shirka oo…

Posted in WARARKA

Dad u dhintay cudurka daacuunka ee ka dilaacay wadanka Malaawi

Waxaa sare u sii kacayaa kiisaska laga soo tabinayaa cudurka daacuunka ee ka dilaacay dalka Malaawi. 500 oo qof ayaa la sheegay inuu soo ritay…

Posted in WARARKA

5 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Degestan ee wadanka Ruuska

Shan qof oo haween ah ayaa lagu diley weerar ka dhacey kaniisad ku taalla gobolka Dagestan ee dalka Ruushka. Weerarkaasi ayaa sido kale ku dhaawacmey…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Fiidnimo ee Star Fm 19-02-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/02/WARKA-HABEENIMO-FIINAL-10PM.mp3
Posted in WARARKA

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga oo isbuuca danbe booqanaya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka wadanka Turkiga Hakan Çavuşoğlu ayaa booqasha labo maalmood qaadaneysa ku tagaya wadamada Sudan iyo Somalia, sida ay sheegtay warbahinta Daily Sabah ee…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Star Dooda furan

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/02/Kulanka-Star19-02-2018.mp3
Posted in WARARKA

Wasirka isgaarsiinta oo markale ka baaqday inuu ka soo hor muuqdo guddiga aqalka senetka.

Wasiirka wasaarada isrgaarsiinta iyo tiknolajiyada Joe Mucheru ayaa markii labaad ka baaqday inuu ka soo hor muuqdo gudi ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka dalka…