Day: February 22, 2018
Barcelona oo heshiis cusub ka saxiixatay Sergi Roberto
Laacibka khadka dhexe ee Barcelona Sergi Roberto ayaa kordhiyey heshiiska uu kula joogo kooxda Catalan, isagoo saxiixay heshiis garoonka Nou Camp ku sii hayn doona…
Samuel Umtiti Oo Ku Hanjabay Ku Biirista Man Utd
Daafaca kooxda Barcelona Samuel Umtiti ayaa dalbaday in loolaba jibaaro musharkiisa kooxda xili uu dalab ka helayo Manchester United. Wariyaha Spian ee ka faalooda arimaha…
Guardiola Oo 200 milyan Ku doonayo Harry Kane
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa qorsheynaya inuu £ 200m ku dalbado weeraryahanka Tottenham Harry Kane, sida laga soo xigtay wargeysyada Spain. Ciyaaryahanka heerka caalami…
Arsenal oo rumeysan inuu qiyaanay Mesut Ozil
Taageerayaasha kooxda kubadda cagta Arsenal ayay aaminsan in Mesut Ozil uu qiyaanay, isla markaana uu been u sheegay tababare Arsene Wenger, maadaama uu sheegay inuu…
Gudoomiyaha ismaamulka Embu Martin Wambora oo waayay kursigiisa
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta waxba kama jiraan ka soo qaaday guushii uu ka gaaray doorashadii guud ee dalka ka dhacday sanadkii hore gudoomiyaha…
Madaxweynaha Mareykanka oo sheegay in Macalimiinta oo la hubeyn doono
Madaxweynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in macalimiinta oo la hubeeyo ay ka hortagi karo toogashiinka ka dhacda iskuulada Mareykanka. Trump ayaa intaasi kudaray…
R.W Ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho gaaray
Duhurnimadii maanta waxaa magaalada Muqdisho gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde…
DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Star Dhaqanka 22-02-2018
Doorashada Baarlamaanka Jabuuti oo bari hdacaysa.
Jimcada Beri ah ayaa lagu wadaa inay Jamhuuriyada Jabuuti ka dhacaan doorashooyinka baarlamaanka dalkaas, waxaana ku tartamaya xisbiyada isku tagay aqlabiyadda madaxtooyada UMP,xisbiyada EDG iyo…
DHAGEYSO Kenya oo wadamada caalamka ka gashay nambarka 143-aad marka la eego musuqmaasuqa
Hay’adda caalamiga ee Transparency ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Kenya ay liiska qaar ka mid ah wadamada caalamka sanadkii 2017-kii ka gashay…