Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka kulanka star salaamaha 25-02-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/02/Kulanka-Star25-02-2018.mp3
Posted in WARARKA

Xisbiga talada haya ee shiinaha oo doonayo in isbedel lagu sameeyo dastuurka

Xisbiga talada haya ee dalka shiinaha ayaa soo jeediyay in la bedelo qodob dastuuri ah si si madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay ugu suura gasho…

Posted in WARARKA

32 qof oo laga helay cudurka daacuunka oo ka dilaacay Muranga

Ugu yaraan 2 qof ayaa u dhimatay cudurka daacuunka oo ka dilaacay ismaamulka Murang’a halka 32 kalena la dhigay isbitaalka weyn ee magaalada Thika. Cudurkan…

Posted in WARARKA

Xildhibaan soo jeediyay   in dowlada   ay maxabiista u adeegsato inay geeda abuuraan

  Xildhibaanka baarlamaanka sida magacaabista ah ku galay ee   David Ole Sankok   ayaa soo jeediyay in maxaabiista  ku jiro xabsiyada kala duwan ee dalka ay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Deegaanka wasil ee gobolka mudug oo markii ugu horaysay laga dhagax dhigay isbitaalkii ugu horeeyay.

Wasaarada caafimaadka maamulka Galmudug ayaa deegaanka wasil oo in ka badan 200 oo KM u jira magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug kagana began dhanka…

bangiga-adduunka-oo-qaarada-afrika-ugu-deeqayo-57-bilyan-oo-doolar/
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Shacabka ku nool bartamaha dalka Soomaaliya oo ka cabanaya lacagta Dollarka oo deegaaanadaas laga isticmaalo.

Qaybo badan oo ka mid ah bartamaha Soomaaliya gaar ahaan gobolka Galgaduud mudo ka badan 6 bilood lagama qaadanayn lacagta shilinka Soomaaliga waxaana sare u…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka Garissa Township oo guddiga TSC ka dalbaday inuu waqooyi bari geeyo barayaal ku filan

Mudanaha laga soo doortay degaanka Garissa Township sido kalena ah hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka Aadan Barre Ducaale ayaa guddiga dowlada dhexe u qaabilsan macalimiinta ee TSC…

Posted in WARARKA

3 qof oo ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Ciraaq

Sarkaal ka tirsan booliska Ciraaq ayaa sheegay in seddex qof oo la aaminsanyahay inay ka tirsanyihiin maleeshiyada dowlada taabaacsan ay ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah…

Posted in WARARKA

Duqeymo weli ka socdo Suuriya

Wararka naga soo gaaraya degaanka Bariga Ghouta ee dalka suuriya aaya sheegaya inay weli jiraan duqeymo ay halkaasi ka geysanayaan ciidamada dowlada wadankaasi. Arrintan ayaa…

Posted in WARARKA

Dab khasaare geystay oo ka kacay xafiisyada ismaamulka Kitui

Dab qabsaday xafiisyada maamul goboleedka Kitui ayaa lagu soo waramayaa inuu burburiyay dokumeentiyo iyo qalab halkaasi yaalay. Waxaa uu dabkaasi saameeyay xafiisyada shan waaxyood oo…