Posted in WARARKA

Qareen mooshin ka gudbinayaa madaxa cadaalada ee dalka iyo garsoorayaal kale

Qareen lagu magacaabo Adrian Kamotho Njenga ayaa aqalka baarlamaanka u gudbinayaa in xilka laga qaado madaxa cadaalada ee dalka David Maraga iyo lix xubnood oo…

Posted in WARARKA

3 Askari oo Sacuudiyaan ah oo lagu dilay xuduuda dalka Yemen

Warbaahinta sacuudiga ayaa baahisay in 3 Askari oo sacuudiyeen ah lagu dilay xuduuda ay laleedaha wadanka Yemen ee xiga dhica koonfurta dalka Sacuudiga. Weeraro ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Ruushka oo amray in barito xabad joojin biniaadnimo ah laga dhaqangaliyo

Wasiirka difaaca ee wadanka Ruusha oo ka hadlay xaalada Bariga Ghouta ee dalka Suuriya ayaa sheegay in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu amray xabad joojin…

Posted in WARARKA

Fazul Maxamad oo gudbiyay warqadiisa istiqaalada

Madaxa gudiga dowlada dhexe u qaabilsan diiwaangalinta hay’adaha aan dowliga ahayn ee loo yaqaano NGO-yada Fazul Maxamad ayaa gudbiyay warqadii uu isku casilaya si uu…

Posted in WARARKA

Koobka aduunka oo la keenay dalkani Kenya

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta gudoomay Koobka aduunka ka hor inta aan loo duulinin caasimada dalka Ruushka ee Moskow. Waa markii 3-aad ee koobkani…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee star fm 26-02-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/02/NEWS-26-02-2018-13-30PM.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka kulanka star dooda furan 26-02-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/02/Kulanka-Star26-02-2018-sax.mp3
Posted in WARARKA

25 falastiiniyiin ah oo lagu xiray hawlgalo ay xalay fuliyeen ciidamada Israa’iil

Ciidamada Israa’iil ayaa xalay hawlgalo ay sameyeen ku soo qabqabtay 25 qof oo u dhashay wadanka Falastiin. Howlgalada ayaa laga fuliyay daanta galbeed sida laga…

Posted in WARARKA

Sarakiisha cafimaadka ee Suuriya oo sheegay in sun loo adeegsaday weerarada

Sarakiisha caafimaadka ee ku sugan degaanka bariga Ghouta ee duleedka magaalada Dimishiq ayaa ciidamada dowlada Suriya ku eedeyay inay weerarada ay geysanayaan u adeegsanayaan gaaska…

Posted in WARARKA

Turkiga oo la wareegay 12 dugsi oo lala xariirinaya hay’adda FETO

Hay’ad laga leeyahay Turkiga oo lagu magacaabo Turkish Maarif Foundation ayaa la wareegtay in ka badan 12 dugsi iyo seddex xarumood oo kale kuwaasi oo…