Day: February 28, 2018
DHASGEYSO Xaflad lagu soo bandhigay hirgalinta mashruuca bamba chakula oo lagu qabtay xeryaha qaxotiga ee dadaab
Waxaa xeryaha qaxotiga ee dadaab lagu qabtay xaflad lagu soo bandhigay hirgalinta mashruuca bamba chakula oo ay qaxotiga hagargalisay hay,ada cunada aduunka ee WFp oo…
DHAGEYSO iskulka Xaaji Girls oo soo wajahday caqabada
Iskoolada Dawlada ay mamusha ee ku yaala Gobolka Waqoyi aya waxa soo wajaha caqabada kala gadisan. Wariyaheena Garissa AbdiSamada Muxumada Cabdi oo booqday dugsiga sare…
DHAGEYSO Magaalada Garissa oo lagu kufsaday gabar aan qaan gaar aheyn
Magaalada Garissa gaar ahaana xaafada Madina ayaa lagu kufsaday gabar aan qaan gaar aheyn
15 qof oo ku dhimatay shil Tareen oo ka dhacay wadanka Masar
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay shil tareen oo ka dhacay waqooyiga wadanka Masar, sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka ee dalkaasi. 40 qof oo…
DHAGEYSO Ciidamada dowladda Somalia oo qabtay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sidoo kale ciidamada xoogga dalka…
Ciidamada Booliska ee dalka oo 4 qof ku toogtay xaafada Parklands ee magaaladatan Nairobi
Afar qof oo lagu tuhunsanayahay in ay yihiin burcad ayaa ciidamada Booliska ay maanta ku toogteen xaafada Parklands ee ismaamulka Nairobi. Ciidamada ayaa sheegay in…
Xildhibaanadii hore ee ismaamulka Nyeri oo ka badbaaday shil diyaaradeed
Xildhibaanadii hore ee ismaamulka Nyeri Esther Murugi iyo carruurteeda ayaa galinkii dambe ee maanta ka badbaaday shil diyaaradeeda ka dib markii ay dhulka ku soo…
DHAGEYSO Barnaamijka kulanka star arrimaha haweenka 28-02-2018
DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star arrimaha gobolka waqoyi bari 28-02-2018
DHAGEYSO Wasiirka maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay saamaynta ka dhalatay diidmada canshuuraha.
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Dowlada Fedraalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradiisa bishaan febraayo…