Posted in WARARKA

Ururka UASU oo soo jeediyay in baaritaano lagu sameeyo jaamacadaha

Madaxda sar sare ee ururka ay ku bahobeen barayaasha jaamacadaha dalka ee UASU oo ka soo hormuuqday guddiga waxbarashada ee aqalka sare ee dalka ayaa…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaasha ismaamulada oo ka soo horjeestay in la yareeyo miisaaniyada la siiyo

Guddoomiyaasha ismaamulada dalka ayaa gaashaanka u daruuray soo jeedin uga timid wasiirka wasaarada maaliyada iyo qorsheynta qaran ee dalka Henry Rotich oo ahayd in la…

Posted in WARARKA

Faahfaahin dheeraad ah oo laga helaya dab xalay ka kacay dugsiga sare ee dhadhaab

Waxaa ay faahfaahin dheeraad ah ka soo baxeysaa dab xalay qabsaday qeybta jiifka ee dugsiga sare ee degaanka Dhadhaab. Dabka ayaa kacay abarihii 8:15 fidkii…

Posted in WARARKA

Dowlada oo sheegtay in la xalinaya qaladaadka ku jiro buugta la qeybiyay

Wasaradda waxbarashada ee dalka ayaa Kenyaanka u xaqiijisay in la saxaya qaladaadka ururada macalimiinta ee KUPPET iyo KNUT ay sheegeen in lagu dhex arkay buugta…

Posted in WARARKA

Maxkamad ku taalo Turkiga oo xirtay 25 suxufiyiin ah

Maxkamad ku taalo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa 25 wariyayaal ah ku xukntay toddobo sano iyo bar oo xabsi ah kadib markii lala xariiriyay…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha ugu sareeya ee iiraan oo sheegay in dowladaasi aanan loo tilmaami Karin shaqadeeda

Ayatollah Cali Khamenei, hogaamiyaha ugu sareeya ee dalka iiraan ayaa sheegay in wadamada galbeedka aysan dowlada wadankaasi u tilmaami karin waxyaabaha ay ka qabaneysa bariga…

Posted in WARARKA

Degaanka dhadhaab oo laga bixinaya shahadooyinka dhalasho iyo mida dhimashada

Deganka Dhadhaab ee ismaamulka Garissa ayaa markii ugu horeysay laga bixinayaa shahaadada dhalashada iyo mida dhimashada oo horaan dadka degaankaasi ku nool ay u doonan…