Posted in BARNAAMIJYADA

DAHGEYSO barnaamijka Kulanka Star arrimaha Haweenka 14-03-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/03/kulanka-star-14.03.2018.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madsha Qisooyinka 14-03-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/03/MADASHA-14-03-2018.mp3
Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Ciraaq oo sheegay in la qaadayo xayiraad dhanka duulimaadyada ah

Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq Xaider al-cabadi ayaa dikreeto uu soo saaray ku sheegay inuu meesha ka saaraya xayiraada dhanka safarada ah ee lagu soo rogay…

Posted in WARARKA

Ruushka oo sheegay in ugu yaraan 300 oo qof ay ka soo baxeen bariga Ghouta

Wakaalada wararka ee Ruushka ee RIA ayaa ku warameysa in dad ay tiradoodu kor u dhafeysa 300 ay ka soo tageen degaanka bariga Ghouta ee…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Hal qof oo ku dhimtay wadada isku xirta Narok iyo maai mahiu

Roobab xoogan oo ka da’ay gobolka Rift Valley ayaa waxaa ka dhashay daadad xiray wadada u dhexeysa magaalada Narok iyo tuulada Mai –Mahiu. Waxay wararku…

Posted in WARARKA

Maamulka NTSA oo sheegay in darawaliinta lagu sameynaya baaritaano cafimaad

Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka wadooyinka ayaa sheegay in wadayaasha gawaarida lagu sameynaya baaritaano la xiriira cafimaadka. NTSA ayaa soo saartay liiska cudurada hadii…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada baarlamaanka oo galabta ka doodaya heshiiskii ay gareen Uhuru iyo Raila

Mudanayaasha aqalka baarlamaanka ee dalka ayaa galinka dambe ee maanta lagu wadaa inay ka doodaan kulankii muranka dhaliyay ee jimcihii ay wada qateen madaxweynaha dalka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo u safray wadanka Cuba

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa u ambabaxay wadanka Cuba halkaasi oo ay uga bilaabanaysa booqasho sadax maalmood ah. Waxaa safarkaasi lagu doonayaa in lagu xoojiyo…

Posted in CIYAARAHA

HORDHAC: Barcelona v Chelsea

kooxda Barcelona ayaa Chelsea kusoo dhaweyneysa Camp Nou kulanka lugta labaad ee wareega 16ka Champions League. Labada kooxood ayaa lugtii hore ee Stamford Bridge ku…

Posted in CIYAARAHA

Bale oo u sheegay Ronaldo kooxda uu ku biiraayo

CRISTIANO RONALDO ayaa si cad u fahamsan in Gareth Bale uu doonayo inuu u dhaqaaqo kooxda Manchester United. Bale ayaa la filayaa inuu ka tago…