Posted in WARARKA

IGAD oo qabaneysa kulan ku saabsan qorsho ku aaddanaa qaxootiga soomaaliyeed

Urur goboleedka IGAD oo kaashanaya midowga yurub, hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR , barnaamijka hormarka ee jimciyada qurumaha ka dhexeysa iyo bangiga…

Posted in WARARKA

Dhaxal sugaha Sacuudi oo sheegay in hadii uusan dhiman uu maamulayo boqortooyadaasi.

Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamad bin Salman ayaa sheegay in dhimasho keliya ay ka hor istaagi karto inuu talada qabto. Isagoo ku sugan Maraykankan…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru oo wadanka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku tagay dalka Cuba

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta dib ugu soo laabtay wadanka kadib safar maalmo qaatay oo uu ku tagay Cuba. Hoggaamiyaha ugu sareeya dalka iyo…

Posted in WARARKA

Waaxda diiwangelinta ee wasaaradda dhulalka oo 10 maalmood la xiray

Wasaaradda arrimaha dhulalka ayaa sheegtay inay 10 maalmood xireysa waaxyaha diiwangelinta ee daarta Ardhi House ee magaalada Nairobi. Tallabadasi ayaa dhaqangashay laga bilaabo maanta oo…

Posted in WARARKA

Wadada isku xirta magalooyinka Narok iyo Mai Mahiu oo dib loo furay

Maamulka qaran ee qaabilsan wadooyinka waweyn ee KeNHA ayaa sheegay in dib loo furay wadada isku xirta magalooyinka Mai Mahiu iyo Narok gaar ahaan qeybta…

Posted in WARARKA

7 qof oo shacab ah oo ku dhimatay qarax ka dhacay Suuriya

Wakaalada wararka ee laga leeyahay Turkiga ee Anadolu ayaa ku warameysa in ugu yaraan 7 qof oo shacab ah ay ku dhinteen qarax bamboo loo…

Posted in WARARKA

Qoys ku dhintay dab qabsaday gurikooda oo ku yaalada degmada Yaaqshid.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Shan carruur ah,hooyadood iyo qof marti u ahaa ay ku dhinteen kadib markii saqdii dhexe ee xalay uu…

Posted in WARARKA

DHGEYSO Lacago loo aruuriyay dad Soomaaliyeed oo ku nool Etopia.

ars Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ayaa soo bandhigay lacago deeq ah oo loogu tala galay dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Etopia….

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya iyo gudoonka golaha shacabka oo Xalay kulmay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), kulankan oo ahaa midkii…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO barnaamijka madasha Ganacsiga 19-03-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/03/MASHASHA-19-03-2018.mp3