Posted in WARARKA

Shacabka Mozambique oo loo ogolaanayo inay wadanka soo galaan Fiisa la’aan

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa safar uu shalay Mozambique ku tagay kadib sheegay in shacabka wadankaasi ay Kenya imaan karaan iyagoo aanan lagu xirin dal…

Posted in WARARKA

Dowlada oo sheegtay inay racfaan ka qaadaneyso ganaaxi la saaray wasiirka arrimaha gudaha iyo sarakiil kale

Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwida howlaha qaranka Karanja Kibicho ayaa sheegay inay dowlada qorsheynayso inay racfaan ka qaadato go’aan shalay ka soo baxay…

Posted in WARARKA

Booliska oo xiray 11 ka mid ah Mungiki

Ciidamada booliska ee degaanka Kipipiri oo ka tirsan ismaamulka Nyandarua ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 11 qof oo looga shakiyay inay ka tirsanyihiin ama…

Posted in WARARKA

Macalimiinta Mandhera oo beeniyay in la takooro barayaasha aanan deganadaasi ka soo jeedin

Maalmo kadib markii macalimiin ka soo tagay dugsiyo ku yaalo ismaamulka Mandhera ay sheegeen in takoor iyo dhibaaten kale lagula kacay ayaa waxaa arrinkaasi gaashaanka…

Posted in WARARKA

20 qof oo rakaab ah oo ku dhimatay Thailand kadib markii bas ay saarnayeen uu dab qabsaday

Wararka naga soo gaaraya dalka Thailand ayaa sheegaya in 20 qof oo rakaab ah ay dhinteen kadib markii bas ay saarnayeen uu dab ka kacay….

Posted in WARARKA

Ruushka oo ceyriyay dibloomaasiyiin Maraykan ah

Dowlada Ruushka ayaa ka ficil celisay tallabadii ka dhanka ahayd ee ay kula kaceen qaar ka mid ah wadamada reer galbeedka. Waxay soo saartay wareegto…

Posted in WARARKA

Booliska Mombasa oo howlgalo ay sameyeen ku soo qabqabtay 119 eedeysanayaal ah

Laamaha amaanka ee ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa howlgalo ay fuliyeen ku soo qabtay 119 qof oo eedeysanayaal ah. Dadkan iyaga ah ayaa looga…

Posted in WARARKA

Maamulayaasha dugsiyada oo looga digay inay kordhiyaan lacagaha ardayda laga qaado

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa maamulayaasha dugsiyada kala duwan uga digtay inay kordhiyaan lacagaha ay bixiyaan ardayda ee loo adeegsado howlaha tacliinta. Xoghayaha wasaaradda tacliinta…

Posted in WARARKA

Maamulka NTSA oo wadayaasha baabuurta ku booriyay inay taxadar muujiyaan

Dowlada dhexe gaar ahaan maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka ee NTSA ayaa kenyaanka u xaqiijiyay in xiligan lagu guda jiro fasaxa loo yaqaano Easter…