Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka kulanka star saxinta qur’aanka 30-04-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/04/KULANKA-STAR-30-4-2018.mp3
Posted in WARARKA

DEG DEG: Maxamed Mursal Sheekh Cabdiramaan oo ku guuleystay doorashada gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta doortay Gudoomiya cusub oo Baarlamaanka Hoggaamin doona Saddexda Sano ee socota ka dib Doorasho ka dhacday Magaalada Muqdisho. Waxaa wareega…

Posted in WARARKA

Doorashada gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka socota.

Doorashada Afhayeenka Golaha Shacabka Somaliya ayaa ka socota Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, waxayna Xildhibaanadu dhiibanayaan cododkooda si ay u doortaan shaqsigii badalilahaa gudoomiyihii…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliy oo maanta ku wajahan magaalada Beledweyne.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay ka jirto xaalad bani’aadanimo oo…

Posted in WARARKA

Xildhibaan Adan Madoobe oo ka tanaasulay tartarka xilka gudoonka golaha shacabka

Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo ka mid ahaa Musharaxiinta u taagnaa tartanka afhayeenka Golaha Shacabka Somaliya, ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay inuu tanaasulay. Aadan madoobe…

Posted in WARARKA

Deegaano ka tirsan gobolka gedo oo fatahaado uu ka sameeyay wabiga Juba.

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Fatahaado ka dhashay wabiga Juba ay sameeyeen shacabka ku noolaa degmada…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Britain oo magacawday wasiirka cusub ee arrimaha gudaha

Ra’iisul wasaaraha dalka Britain Theresa May ayaa Sajid Javid u soo magacawday inuu noqdo wasiirka cusub ee arrimaha gudaha kadib markii ay iscasilshay Amber Rudd….

Posted in WARARKA

Kenya oo ballan qaaday inay urur goboleedka IGAD kala shaqeynaysa nabadda

Xoghayaha ugu sareeya ee dhanka maamulka u qaabilsan wasaaradda arrimaha dibadda Ababu Namwamba ayaa sheegay in dowlada ay ballan qaaday inay tageereysa geedisocodka nabadeed ee…

Posted in WARARKA

Ismaamulada inta badan laga geysta falal dambiyeedyada oo la shaaciyay

Ra’yi aruurin la sameeyay ayaa lagu ogaaday in tobanka ismaamulka ee dhanka dhaqaalaha ugu horeeya inta badan laga fuliyo kala bar falal dambiyeedyada. Falal dambiyeedyada…

Posted in WARARKA

Maamulayaasha jaamacadaha oo tallabo ka qaadaya barayaasha shaqa joojinta ku guda jiro

Qaar ka mid ah jaamacadaha dowlada ayaa bilaabay inay tallabo sharciga waafaqsan ka qaadaan barayaasha shaqa joojinta ku guda jiray tan iyo koowdii bishii hore…