Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta oo galabta khudbad jeediyay

Madaxweynaha dalka Uhuru kenyaatta ayaa galabta khudbad ka hor jeediyay xildhibaanada iyo senetarada dalka isagoona faah faahin ka bixiyay hormarka uu ku talaabsaday dalka Khubadda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Fatahaadaha biyaha oo saameeyay skoolada ku yaala magaalada Garissa

fatahada biyaha ayaa sameyn ku yeshaay qaar kamid ah iskoolada magalada Garissa kuwaasi oo hooy u ah inta badan dadkii ay biyaha barakiciyeen magalada Garissa…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka star, Haweenka 02-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/02-5-218.mp3
Posted in CIYAARAHA

Real Madrid oo u soo bnaxday wareega kama dambeynta ah

Kooxda Real Madrid ayaa markii seddexaad u soo baxday wareega kama dambeysta ah. kooxda martida aheyd ayaa goolka ku hormartay balse daqiiqada yar un kadib…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee star fm 02-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/NEWS-02-05-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo maanta jeedin doono Khudbad qaran

Waxaa si weyn loo adkeeyay amniga baarlamaanka dalka oo maanta lagu wado inuu hoggaamiyaha ugu sareeya ee dalka Uhuru Kenyatta uu ka jeediyo khudbad ay…

Posted in WARARKA

Ugu yaraan 70 ka mid ah dugsiyada Tana River oo aan weli furmin

Roobabka lixaadka leh ee ka da’ay qeybo ka mid ah dalka oo ismaamulka Tana River uu ka mid yahay ayaa sababay daadad keenay inaan weli…

Posted in WARARKA

Dowladda soomaaliya oo hal Milyan oo dollar ugu deeqday dadka ay saameeyeen Fatahaaduhu

Ra’iisul wasaare ku xigeenka soomaaliya Mudane Mahdi Maxamad Guuleed ayaa shaaciyay in Xukuumaddu ay taakulaynta iyo Gurmadka Qaran ee dadka ay saameeyeen fatahaaduhu ugu deeqday…

Posted in WARARKA

Isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada ee Denmark

Ra’iisul wasaaraha waddanka Denmark Lars Lokke Rasmussen ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiiradda kadib markii ay laba ka mid ah wasiirada ka tirsan xisbigiisa…

Posted in WARARKA

DEG DEG:Ugu yaraan 7 qof oo ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Liibiya

Wararka naga soo gaaraya dalka Liibiya ayaa sheegaya ugu yaraan 7 qof ay ku dhinteen kadib markii mintidiin ay ka mid yihiin kuwo isa soo…