Posted in BARNAAMIJYADA

DGAEYSO Barnaamijka Madasha, Macalinka Raadiyaha 03-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/Madasha-03.05.2018.mp3
Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo ku baaqday inaan meesha laga saarin heshiiska nukliyeerka

Xoghayaha guud ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa Antonio Guterres ayaa maanta soo saaray digiin ah inaan la soo afjarin heshiiskii caalamiga ahaa ee ku aaddan…

Posted in WARARKA

Maleeshiyaad dalka Mali ku dilay 17 qof oo shacab ah

Ugu yaraan 17 qof oo shacab ah oo ka tirsan qowmiyadda Tuareg ee dalka Mali ayaa waxaa dilay maleeshiyo looga shakisanyahay inay jihaad doon yihiin….

Posted in WARARKA

Ardayda lagu leeyahay lacagaha amaahda ee waxbarashada oo aanan la ganaaxi doonin

Wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa maanta oo khamiis ah shaacisay inaan wax ganaax ah la dul dhigi doonin ardayda qaatay lacagaha amaahda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Kenya oo ka mid ah wadamada looga dabaaldegaya maalinta caalamka ee xurriyadda saxaafadda

Waxaa maanta dalka laga xusaya maalinta madax banaanida warbaahinta adduunka oo sanad waliba la xuso 3-da bisha shanaad ee May. Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Mashaariic hormarineed oo laga fulinaya waqooyiga dalka oo maanta xariga looga jaraya Garissa

Waxaa maanta lagu wadaa in bangiga adduunka uu jaamacada Garissa xariga uga jaro mashaariic hormarineed oo uu ku qarash gelinaya lacag dhan hal bilyan oo…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Qoyska iyo waalidka o3-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/HOGGAANKA-03-05-2018.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maamulka gobolka Banaadir oo casho sharaf u sameeyay cayaartoydii ka qayb gashay koobka bariga iyo bartamaha Africa.

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa munaasab casho sharaf ah u sameeyey Xulka Qaran Soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay 17 ka sano oo kaalinta labaad ka…

Posted in CIYAARAHA

Ciyaartoyda Liverpool oo Sean Cox u hibeeyay usoo bixitaanka kama dambeysta UCL-ga.

Ciyaartoyda kooxda Liverpool ayaa usoo bixitaankooda kama dambeysta tartanka horyaallada qaarada Yurub ee Uefa Champions League-ga ku abaal mariyay Sean Cox ka dib markii ay…

Posted in CIYAARAHA

Mark Lawrenson Oo Ku jees jeesay Coutinho

Halyeeygii hore ee kooxda Liverpool Mark Lawrenson ayaa ka sheegay in aysan jirin cid ka hadleysa wax ku saabsan laacibkoodi hore ee Philippe Coutinho, maadaama…